VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Mahuraan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ismaaciil Aarka
Mahuraan

marka hore nasiyaay
mudan aan ku dhaartoo
maanka deeqdaybaad tahay
anba kaama maarmo
hanadkii aan mahadshee
macadhe ragaad tahay
inaad muhiim tahay
way muuqataayoo
mar hadaan ku arag
tilmaaman baan ahay
inaad iga masuul tahay
cid kastaa ka maragoo
halka aad ka maqan tahay
kama muuqan karo
lama miraha caashaqa
wada muudsadiyo
mahuraan inaan nahay
maqashii aduunkoo
mar idheh la aantaa
noloshuba macaan leh
laba midhaha caashaqa
wada muudsadiyoi
mahuraan inaan nahay
maqashii aduunkooo
mar idheh la aantaa
noloshuba macaan maleh
sida ubax magoolaa
ubax igu cajabisoo
dumarkaad dheertahay
aniguba ma laayee
mid ka siisan waaye
ku mabsuuday baad tahay
inaad mudan haweentahay
muran wey ka dheertahay
minidkaan ku waayaan
mugdi weyn dareemaa
waxaad tahay madhaafaan
mowle iigu deeqee
ii ahow muftaaxii
aduunbaa mutaysteee
lama miraha caashaqa
wada muudsadiyo
mahuraan inaan nahay
maqashii aduunkoo
mar idheh la aantaa
noloshuba macaan leh
laba midhaha caashaqa
wada muudsadiyoi
mahuraan inaan nahay
maqashii aduunkooo
mar idheh la aantaa
noloshuba macaan maleh

codkii Ismaaciil Aarka, Najax nalka