maarmi waaga jaceyl
maar ayaan ehelee
miyirkayga jikaar
marijaanka xiskuu
isma keekidabeeee
maseyrkaagi wacnaa
murankaagii samaa
mayadaadii badnayd
maanku haygu dagee
iibilow mar labaad
iibilow mar labaad
naftan meeday tidha
adoo moogan yartaay
mukurkaagii rabteee
lameerayso beryoo
maalmo beena usheeg

kiisa miigan jaceyl
maanta aan la darsadee
qoys xalkaan rabooo
umucaarad noqoo noqoo
axsan meesha ka saar
santaagii mudnaaa
muyudaadii shidnayd
igu miis kordhiyuu
aankusoo maslaxee
hamoogaan degmadii
hamooogaan degmadi
naftan meeday tidha
adoo moogan yartaay
mukurkaagii rabteee
lameerayso beryoo
maalmo beena usheeg

Exit mobile version