markaan ku helaan maqsuud galayoo naftaad mulkisaad muxubo qaadoo
miyirkiyo hankaad molam satayoo marag alle anoo kaa xushay malyuun

hanoqonin marlay maseer galayoo x2

hana moodin inaan kaa maar mayoo maan kaad kutaal xabibti macan x2

adaa mansab iyo milgiyo sharaf loo markaan ku arkaan muraaqoodaa
maamuus jaceel mansab
iyo hees adaa mudanoo
mutaystay amaan x2

hanoqonin marlay maseer galayoo x2

hana moodin inaan kaa maar mayoo maan kaad kutaal xabibti macan x2

Exit mobile version