afku waa afkii
aan daraad kugu amaanee
sideen erey ku dhiba iyo
adiyad kuugu quudhaa
hadaan shaley ugaasiyo
kugu idhi udgoon badan
maantana udugiyo udgooney
ifka noloshu waa adi
isaga seega jira iyo
kala oodankeena
kuma wax lihi eedoo
waa amar ilaahay
huunooy waa amar ilaahay
axdii waa midkii
aan daraad wada adeecnee
sideen uga ilduufaa
amba qaadisteena iyo
aqal wada dhiskeeneee
hadaaan shaley ilmayn jiray
markaan waayo aragaa
maantana udugeey
agjoogaa waan ku oon bixi lhaa
isaga seega jira iyo kala awdankeena
kumalihi wax eedoo
waa amar ilaahay
huunooy waa amar ilaahay

Exit mobile version