naftaan laygu gaadhaay
daldaloolo badaneey
gacalkeed ka geediyaa
nacabkeedu gudhaay
galadaadu ruuxnaba
cidna farax ma galisee
markaad nolosha guul
iyo heer yar ka gadhaba
gadal socodka aadmiga
dadkaa gaabis kugu rida
marna gaadhi waa talo
marna adigu garan waa
waa gadaa aduunyee
yuu guurin jaceylkuye
uguclee dantaaduu
ugurguuuro waayaha

naftaab gudo xilkeedii
dan ugaara diidee
hadba ruuxa gaasiraa
garab wehel kadhigata
waa in gaara aadmiga
gacaltooyadaa dhabee
inta geeri noloshaaa
ka xigtaa ka goorbadan
hanka godobta dhaliyee
kafka cadowga ha ujabin
marna gaari waa talo
marna adigu garan waa
waa gadaa aduunyee
yuuu guurin jaceylkuye
uguclee dantaadoo
u gurgooro waayha

Exit mobile version