Nafta jalan baa dartaa jeel qabtee
Jaahaaga wacan mar ku soo jaleec
Mar ku soo jaleec macaaneey
Mar ku soo jaleec macaaneey

Qalbiga jiranee ku jarareyasanoo
Ha nastee jikaar hadal jina ka daa
Hadal jina ka daa macaaney
Hadal jina ka daa huuno

Janaad ii tahoo kuma jari karee
Jaar ii noqoo abidkaa ila joog
Abidkaa ila joog

Janaad ii tahoo kuma jari karee
Jaar ii noqoo abidkaa ila joog
Abidkaa ila joog

Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow
Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow

Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow
Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow

Wadne kula jiraa kula jaar noqdee
Jiifka aan qabtee nolol ila jumlee
Nolol ila jumlee macaaneey
Nolol ila jumlee eee

Waxaan jirinayaa jeexayga maqan
Inuu kugu jiree jeedaal u fahan
Waxaan jirinayaa jeexayga maqan
Inuu kugu jiree jeedaal u fahan

Kaama jiifsadoo hurda waan jaree
Joog bilicsaneey ii soo jawaab

Kaama jiifsadoo hurda waan jaree
Joog bilicsaneey bal ii soo jawaab

Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow
Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow

Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow
Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow

Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow
Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow

Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow
Waanan kula jiraa waanan kaa jiraa
Inta xumaan jirto sidaa ii jecloow

Exit mobile version