gabadhaa qaniyoo
qurux gabigeed kaygoglataa
guule mahadii waad gudoontee
gacal sharfa liyo geesi kula jira gaadhna kuu noqon

guuxan baxayiyo alal laaskuba
waa laba goboo guur mideeyee
gabadh lagu hirtiyo geesi wiiloo helay guushii

caashaqan aan gudhan abid aan gudhan
hela gabadh curada iyo wiil gudooma
guri raaxaliyo gobi aya daga tiyo boorama laydin gee
guri raaxaliyo awdal lahydin gee

wiil garaadkiyo asluub gaarbaa
galbis siiyoo guule mahadii
waad gudoontoo inta guud daban
gaari daban gacana kuu noqon

Exit mobile version