bidhaantiisa wacanbaa ani ii bidhaanroo
bohol yow jacaylbuu aniga igu beeree
sidii baxaraasfkiyo ubax baxay lamoodyow
naftu kuu basaastee

kolna huunooy bishaariyo bilkhayr idhaahdee
adna barasho wacanoo baby kaalay maad odhan

barashada kalgacalkaa ani igu baahdoo
sida baraha roobkuu biya dhigay jidhkaygee
wuxuu bixiyay laamoo ubax baar casuusle
ishu kuu busayshee

Exit mobile version