ma igu fiday jacaylkii
faras aan jaraysnayn
ayuu leeda fuulki
naftu waxay ku faraxdaa
markaan helo fariimo
kaasoo fulaayee

wali waan fayoobahay
furqaan waxaan ka tuuga
adoon iga fogaan aniga
aniga oo ii furdaamin
mara aanad fududaan
nacabkana ka foo jigo
baa aniga ii furdaame

fanaaniinta oo idil
kuwa fidiyo heesaha
faaleeya caashaqa
fariinbaan u dirayaa
hawlahan ku foognahay
faalo inay ka dhiibaan

Exit mobile version