jacaylka maxaan baxnaanshay
maxaan ka ilaashay baylah
maxaan balantii adkeeyay
maxaan iga baaday waayo
maxaan aragaa u baahday
maxaan baxsanoow ku raadshay
maxaan baafiyay warkaaga

maxay arini igu baahday
boholyow maxaan la cataabay
inta bariggaynu joogniyo
bilkhayriyo waa nasiiboo
dhibtii hore waan ka baantoo
bushaariyo waa arooso

jacayl waa boogaan hadhinoo
haduu markusoo baleeyo
inuu ba o lagama yaabo
maxaynu is waynay waayo
maxaan kaa daba baroortay
daraada maxaan basaasay
maxaan baafiyay warkaaga

Exit mobile version