1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
dhaqanka edeb teeda toosan
ayaa ruux akhlaaq ku noolow
aaminka gurigeeda joogta
ninkii helaybaa ayan leh
ifraax waxa tahay qof loo bogay
hablaha aynigaaga jooga
adaa ugu qurux sareyoo
amaaan tana waad u qalntaa
ilaahii ifraax ku uumay
ayaa adi kaa ilaashay foodo
karaamo adaa mutaystoo
ifraaxay dadkaa mar khaatiya
isamka suubane wanaagsan
ilaahii na uumay diintiis
qof dhowray oo ilaashaybaa tahay
allow cumrigaaga waasici
alaylehe hooyo cawanbaa
adiga ku korisay raaxo
ducaad ka uruursataye
allow gurigaaga weynee
ilaahi ifraax ku uumaa
adiga kaa ilaashsay foodoo
karaamo adaa mutaystoo
dadkaa ka markhaatiya ifraaxeey