jaceyl beena isma aadin
jaceyl beena dooni maayo
jaceyl beena dooni maayo
jahwareerkiis doonimaayo
wal wal iyo walbahaar dooni maayo
waxaas oodhan dooni maayo
qoys waa ka daalay wakhti lumis
farxadeena ani marabo
galahee joog fake laa
hadhow niyada any more
khayaanada ii qorshaysay
adigaa ku dhacay
siriqda ii dhigtayna
adaa ku kufay
kulaylka ila rabtay
adasa ku gubtay
sirma qabe baan ahoo
qalbigiiisa xadey
suntii jaceylkaa iga suushay
siliiciisa adi kugu hadhay
jaceylbeena doon maayo
jahwareerkiis dooni maayo
war war iyo walbahaarna
waxaasna oodhan dooni maayo
jaceylka kuu qabay adaa qudhmiyey
qalbigeygana adaa jabiyey
qaladkaana adaa sameeyay
qaxar iyo dhibaato adi kali ku ahow
becouse waxa tahay qofan qalbi lahayn
kaa quus kaa quustay gabadhyahay
kaa reystay kaa reystay gabadhyahay
walee kuuma xiiso walee kuma xuso
marna kuma dago jaceyl beena dooni mayo
jaceyl beena dooni maayo
becouse waa ka daalay wakhti lumis
jaceyl beena doonimaayo
jahwareerkiis dooni maayo
war war iyo walbahaarkiis dooni mayo
waxas oo dhan dooni maayo

Exit mobile version