Arwaaxdii ku raacdaan
Ku ilaaway oo indhahan
Kuu basaasane jeclaa
Aragtidaada

Arwaaxdii ku raacdaan
Ku ilaaway oo indhahan
Kuu basaasane jeclaa
Aragtidaada

Amiirkii naftaydiyo
Awoodii xisaabtee
Axad kale miyaan
Ku ag dhigayaa

Amiirkii naftaydiyo
Awoodii xisaabtee
Axad kale miyaan
Ku ag dhigayaa

Dharaartaadan ii iman
Anfac igama quutoo
Aminkaanad ila jirin
Alay lay lay lay
Alaylkii ma jiifsado

Dharaartaadan ii iman
Anfac igama quutoo
Aminkaanad ila jirin
Alay lay lay lay
Alaylkii ma jiifsado

Indheer garad waxaa tahay
Oori loo ahaan karo
Af guubaabsi maahee
Amaantaad u qalantaa

Indheer garad waxaa tahay
Oori loo ahaan karo
Af guubaabsi maahee
Amaantaad u qalantaa

Anoo rajadaydii
Rabi ima anbinayee
Albaabkaan jeclaa iyo
Irid ceelebaan galay

Anoo rajadaydii
Rabi ima anbinayee
Albaabkaan jeclaa iyo
Irid ceelebaan galay

Dharaartaadan ii iman
Anfac igama quutoo
Aminkaanad ila jirin
Alay lay lay lay
Alaylkii ma jiifsado

Dharaartaadan ii iman
Anfac igama quutoo
Aminkaanad ila jirin
Alay lay lay lay
Alaylkii ma jiifsado

Dharaartaadan ii iman
Anfac igama quutoo
Aminkaanad ila jirin
Alay lay lay lay
Alaylkii ma jiifsado

Dharaartaadan ii iman
Anfac igama quutoo
Aminkaanad ila jirin
Alay lay lay lay
Alaylkii ma jiifsado

Exit mobile version