Qof naftiisa daryeelaa
Mid kaleeto udooda
Marwadisa nin deershay
Ma anuu daaro iseexin
X2

Qof xilkuu dusha
Saartay dayacoo
Ba hilmaamay
Intuu duunyo idhaafsho
Ma aniguu idaryeeli
X2

Qalbiguu dilayaa
Dookh digaagle
Qalbiguu dayacaa
Dookh digaagle
Qalbiguu dilayaaye
Dookh digaagle
Haguursan X2

Nin damiirka ka
Maydoo ooridiisu
Kudaashay dugsi
Kuu noqon maaye
Yuu dulaynin qulubta
X2

Waxbo yuunan
Ducaysan dahaboyda
Ku haynee ruuxay
Daacad ka gurtay
Ha u dabaal dagin
Goorna
X2

Qalbiguu dilayaa
Dookh digaagle
Qalbiguu dayacaa
Dookh digaagle
Qalbiguu dilayaaye
dookh digaagle
Haguursan X2

Exit mobile version