Anigoo bad qaba
Dumar barashadii
Igu tahay i biloow soo
Soo subax barqaa
Bidhaan aragtidaa
Uma bogin indhoo
2x
Badankiyo qalbigaa
Beerka kuma baahinoo
Soo ma noqon basteey
2x
Markaan kuu bandhigay
Inaan kuu bukana
Wakad boogta sare
Hoo ku tiri fudayd Hoo ku tiri
Hoo ku tiri fudayd Hoo ku tiri
2x
Markaan naxee wadnaha
Biraad igu mudoo
Baaba,oo dartaa
Bukaan socda noqdee
2x
Waan bogsaday hadoo
Badaa kuma jiree hee
Badaa kuma jiree hee
Badaa kuma jiree hee
Sabax barasho wacan
Sabax barasho wacan
Sabax barasho wacan
2x
Adoo bilic hablaad
Ale kuu badshaad
Banaan taagantee
Nafsi waa balee
Baydkii aad dhistaba
Waa isaga burburaa
2x
Anigoo bil iyo laba
Dadkii kaaga go,ay
Ayaad igaga baxdee
2x
Anoo kula balamay
Kuuna baahanbaa
Si badheedh ku jiro
Iigu balan furtee Iigu balan
Iigu balan furtee iigu balan
2x
Markaan naxee wadnaha
Biraad igu mudoo
Baaba,oo dartaa
Bukaan socda noqdee
2x
Waan bogsaday hadoo
Badaa kuma jiree hee
Badaa kuma jiree hee
Badaa kuma jiree hee
Sabax barasho wacan
Sabax barasho wacan
Sabax barasho wacan
2x

Exit mobile version