dhaban kaagu inanayahay
waa dhibicda hoosiyo
ubax suul dhalaalee
ana way igu dhilan tahoo
;lagahaad maraysaa
waan ku dhawrayaaye
dhiiley iga moodinee
qalbigaad ku dhiagantoo
dhirigtii jaceylkaan
la dhutinaayaayee
yaa ku soo dhawaadoo
dhabta ugu imaado
dhunkadoo laseexdaa
dhex yareey dhigaaguu
inay dhimatey mooyee
cidba kuma dhawaaqde
waanaygaagiytooo
waa dheeman iyo luul
sharaf loo dhameeyee
dhulkaan may ku dhalatay
mise ka dheerayd
dhankeebay ku dhaqan tahy
tani way dhexqaadee
dhabaa ma dheelbaa
mise waaba dhalanted
caashaq way gu dhameysee

Exit mobile version