haday jamashadu i hayso xagaaga ii jiidanayso
wadnahayga jeexiisii aad tahay
jidhkaaguna kayga uu yahay kayguna kaaga u yahay
hadii aad ila jalbeebin oo aanad ilaba joogin adigu
jacaylkuna igu fogaaday miyaan joogsigaa dharaartii
habeenkii jiibsanaayaa

waxaad tahay jooharadooda midii aan ugu jeclaa
kalgacaylkaaga ii jiroo
waliba halistii jugeyee xabiibi jano macaaneey
waa inaad ii jiidh naxdaa runtii labadeenu isu jiidh naxna
jawaabtuna waa iskeen sii macaan gocashada jarawoo
shafkiyo wadnahayga ku jiibso

hubaal waan jiriiricooda judhaan dhaayaha ku saaro
jidkaan awgaa istaaga

Exit mobile version