naciimooy naruurooy
intaan dunida noolaa
taan naawilaayaay

nuurkii jacaylkiyo
nimco iyo ilayseey
nafta raaxadeedaay

caawa nasiibkeen
inaan nasiibkeen
inaan nolol wadaagnee

ALLOW guur nagaadoo
aan nusqaamin naga yeel

naciimooy naxariis jacayleey
sanku neeftuu qaataay
neecow udgooneey

nuxurkii kalgacalakaay
nasri iyo ayaaneey
niyadaydu raacdaay

Exit mobile version