VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dareen mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Dareen

Waxaan helay ruux
Dareen leh daryeel leh
Oo dulqaad leh damiir
Leh oo dabiiba qalbiga
Dilan ruux daneeya
Waxaan helay maan
Daweeya X2

Nolol waxaan galay
Dugsoona qof dacada
Baan la jaaray naftii
Qosol diidaneedna
Hadeer farxad bay
Dareentay rajaa dar
Allee rumowday X2

Hantiyay ruuxaan
Dalbaday kasbaday
Dookhaan calmaday
Dar allee anigaa ku
Manaystay waxaan
Darajada mulkiyay
Dayactira markaan
Kuhelay X2

Anaa helay ruux
Dabacsan dubakhsan
Oo wanaagsan dabub
San oo hanuunsan xis
Daalan ruux bogsiiya
Anaa helay maan
Dugsiya X2

Dawaa timid aan
Sugaayay dhamees
Dooraan la noolahay
Qudhaydii taag
Dareedna qof baa
Nuur keedii daaray
Run baan dar Allee
Ureestay X2

Hantiyay ruuxaan
Dalbaday kasbaday
Dookhaan calmaday
Dar allee anigaa ku
Manaystay waxaan
Darajada mulkiyay
Dayactira markaan
Kuhelay X2

codkii Jamaal onkod