Jidkii guushaan haleelay
Wakaa jawigii saxnaaday
Jihaadkii wuu dhamaday
Qofkaygii baan lajaaray
X2

Jeerkaygii baa lagadhay
Jidkiyo wakhtigii adkana
Janaa xigtayoo danbesay
Farxadii wan laba jibaaray
Hadaan helay janiskaygii
X2

Aniga jeexaygiyay judhii
Aan kula midobay ayaan
Jirabkii ilaaway kun jeer
Noloshaa samaatay jac-
Eelkuna wuu siyaaday
X2

Jalkii nimcadaa bilaab
May durtaba anigaa
Jimceestay jikaarkii
Wan kareestay hadaan
Jiifkii ladayaa x2

Rabaa iisoo jawaabay
Jiibtiyo ducadii bad-
Naana jaliilbaa iga
Ajiibay waataa jiridii
Adkaatay hadaan helay
Jaaniskaygii x2

Aniga jeexaygiyay judhii
Aan kula midobay ayaan
Jirabkii ilaaway kun jeer
Noloshaa samaatay jac-
Eelkuna wuu siyaaday
X2

Exit mobile version