Jacaylka intaan la nooleyn
Ee uu nabdigiyo bogayga
Nalkiisu ka daaran yahay
Niyada waad igala joogtaa

Jacaylka intaan la nooleyn
Ee uu nabdigiyo bogayga
Nalkiisu ka daaran yahay
Niyada waad igala joogtaa

Midaan dumar naawilaay
Nudaha dhagahaad cushaa
Indhah nuurbaad u tahay
Oo anaa nasabeey nasabeey
Anaa nasabeey ku jecel

Midaan dumar naawilaay
Nudaha dhagahaad cushaa
Indhah nuurbaad u tahay
Oo anaa nasabeey nasabeey
Anaa nasabeey ku jecel

Nagaashaan wali sugaayee
Intaan kaligaa nasiibkaa
Nasriga calaf ugu samraayo
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Dhibteena intii ku naaxda
Sidii shaydaan u naar
U naar u naar
Sidii shaydaan u naar

Nagaashaan wali sugaayee
Intaan kaligaa nasiibkaa
Nasriga calaf ugu samraayo
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Dhibteena intii ku naaxda
Sidii shaydaan u naar
U naar u naar
Sidii shaydaan u naar

Jacaylku hadii nitaaqo
Dhib iyo nabar laga ilaasho
Ayuu niyad sami koraayee
Naftayda ahow nafteeda

Jacaylku hadii nitaaqo
Dhib iyo nabar laga ilaasho
Ayuu niyad sami koraayee
Naftayda ahow nafteeda

Midaan ku nastaay qalbiga
Naxdinta uu kaa ilaalin
Nacab kuu quudhi maayo
Oo anaa nasabeey nasabeey
Anaa nasabeey ku jecel

Midaan ku nastaay qalbiga
Naxdinta uu kaa ilaalin
Nacab kuu quudhi maayo
Oo anaa nasabeey nasabeey
Anaa nasabeey ku jecel

Nagaashaan wali sugaayee
Intaan kaligaa nasiibkaa
Nasriga calaf ugu samraayo
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Dhibteena intii ku naaxda
Sidii shaydaan u naar
U naar u naar
Sidii shaydaan u naar

Nagaashaan wali sugaayee
Intaan kaligaa nasiibkaa
Nasriga calaf ugu samraayo
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Dhibteena intii ku naaxda
Sidii shaydaan u naar
U naar u naar
Sidii shaydaan u naar

Nagaashaan wali sugaayee
Intaan kaligaa nasiibkaa
Nasriga calaf ugu samraayo
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Adigu nacab ha ii dhagaysan
Namiimka warkii ha yeelin
Dhibteena intii ku naaxda
Sidii shaydaan u naar
U naar u naar
Sidii shaydaan u naar

Exit mobile version