qosolkaygu waa been qalbigayga kam iman
waxaan qarinayaa badan x2

quruxdaan jeclaadiyo mahayee qiyaastii qof qof waayay baan ehee x2

niyadaan qancinayaa rajo qìil ma waydee weheshaday qaraamiga x2

maqumani sibaan ehee qeeb iga midaa maqan kama quusan karo x2

noloshaan dhex qaadeen u ad keestay waa qadaf aan ka galay qudhaydii x2

niyadaan qancinayaa rajo qìil ma waydee weheshaday qaraamiga x2

Exit mobile version