bilan barashadaadii
qalbigaygaa kama baxdoo
goortaan isbaranaa
naftu way ku bogatoo
baahiyey warkaagee
wan kuu bogee
ee anigu kuu bogee
may baxnaaninaysaa
may bogsiin karaysa
bilan barashadaadii
naftaydaa kuu buseeshoo
wadnaha bukaayee
baantaada rababaa
baafiyey warkaagee
waan kuu bogee
aanigu kuu bogee
may baxnaaninaysaa
may bogsiin karaysaa

Exit mobile version