Dhamaan cidhifyada dal
Keena hablaha caradena
Jooga intuu caadil keen
Abuuray calanka ma
Adaa u qaaday ma adaa
Kaligaa is cajabiyay ma
Adaa isu camiray faanka

Muraayad cimrigedu
Raagay expiry camirtay
Muuqa caways ma adaa
Isku eegay ma adaa dh-
Oola cadenta beenta ah
Intaad farxad kala
Cadatay cirkaa dabad-
Eed isgeeyay

Cishadan barashada
Wadaagnay anaa jec-
Eelka casuumay sidii
Ruux cad cedu hayso
Indhaha caad baanku
Yeeshay intaan cidlo
Dagay jacaylka caash-
Aqu qalad ii tilmamay

Rabaa caymad ii ahaday
Rabaa caawimo isiiyay
Dhib iyo car caraaf ad-
Uunyo rabaa iga celiyay
Maantee anaa cawo
Jooga galabtee walaal
Calafkaaga raadso

Exit mobile version