dareen ilulaayaa
laxow igu beeree
dhibtaada igu wacan lurkee
misna ka lumi qalbigayga oo
waaliicayaa xanuun baa la jiifaa
adiguna dareen li i ayaad ladaysaa
kaligaa nabsiga laamaha saar
armay dabayluhu ladiyoo
inagoo lamaana ku raaxaysan doonaa
dareen ilulaayaa
laxow igu beeree
dhibtaadaa iigu wacan lurkee
inagoo isku ladhan
libin aynu gaadhnee
ladaneey igu lamaanow
isna ka lumi hankayga oo
waalumayaa xanuunbaa la liitaa
adiguna dareen li i ayaad ladaysaa
kaligaa nabsiga laamaha saar
hadmuu wakhtigu ladiyoo
laantii jaceylka wada lulaynaa
inagoo isku laadhan libin aynu gaadhnee
ladaneey igu lamaanow

Exit mobile version