dookh iyo jacayl baa ihelay
daal iyo xanuun buu ibaday
kama daba hadhee
duntu gabadh iigu xidhan
dantuna waxay itidhaahdaa
ku daa laabtiyo dubaaqa
iyadaa garan doonta dowgee
udaji hadalkoo dulqaado
darmaan quruxeey
daraad sheekadeenii
damashaad kalgacal
dookh ahaa daabacadii
duntii jaceyl miyad keni
dookhiyo jaceylbaa ihelay
daal iyo xanuunbuu ibaday
kama daba hadhee
duntu gabadh iigu xidhan
dantuna waxay tidhaahdaa
kudaa laabtiyo dubaaqa
iyadaa garan doonta dowgee
udaji hadalkooo dulqaado
darmaan quruxeey
doraad sheekadeeni
damaashaad kalgacal
dookh ahaa daabacadii
duntii jaceyl miyad keeni

Exit mobile version