sida meel barwaaqoo
may uu biyaha dhigay
ubax muunad wacan loo
ku maqsuudo ruuxdaa
ani kugu mabsuudaa
macaan kugu mabsuudaa
muga dunida oo idil
muuqaaga kaliyaa
miisaan la saaroo
waxad tahay qof qimashada
cishqi loo mutaystee
la aantaa ma ladayoo
kaa maarmi maayee
qalbigayga ma ragiyoo
hoo uhayso hoo uhayso
hoo uhayso maamuus
sida muuqa dahabkiyo
miiraale arooryaad
misla dhool iftiimoo
birta laabta kiciyaa
ani kugu mataalaa
mcaan kugu mataalaa
miyirkiyo xiskaygiyoo
ku mudnaataa beerkiyo
wadnahayga bidixdiyoo
ruuxaan kula miseeyoo
kula mida aduunyada
hani dunida may dhalaan
la aantaa maladayoo
kaa maarmi maayee
qalbigayga maragee
hoo uhayso hoo uhayso
hoo uhayso maamuus

Exit mobile version