ilmada iga da aysa
indhahayga qoysa
ma markaad argtaa
istareex noqotaaa
ma aduu nabarkaygu
anfacaa niyadaada
ogobeey jeclidaa
anfariirka naftayda
marbaad inanyahay
u ooyi dartay
marbaad awaday
iloobi naftaadaa
marbaad aragayga
ku raadin ileys

markastuu erey suuban
ku idhaa uurkaygu
maxaad ii inkirtaa
isha iigu gubtaa
ma anoo araweelo
kasugaa yabaaa
mise waaba ilduuf
arinkaygu taloow
marbaad inanyahay
u ooyi dartay
marbaad awaday
iloobi naftaadaa
marbaad aragayga
ku raadin ileys

Exit mobile version