inagoo isku daacadoo
is dooranay dooranay
is dooranayoo is jecel
duni waayaheediiyo
qurbuhu isu kaaya diid
allaa qalbi daalacdee
inagoob waxba dayacin
wakhtigu sidu doona iyo
danteenii kala fogee
danteenii kala fogee
waayaha adigiyo
duruufta haduu
daaimkeen furfuro
rajada is dabooshayba
sidii nalka nalka
nalka daarmi lahayd
inkastoo dawooy calaf
caalafku isku keen daruu
isku keen daruu hir galay
dalal kala sharciyaa
mudabaa ina kala dabree
dadkaba labadii is qabee
dariiqa xalaasha maray
dib inay isu guursadaan
qurbuhu sow kuma dulaysan
waayaha adagiyo
duruufta haduu
daaimkeen furfuro
rajada is dabooshaybaa
sidii nalka nalka
nalka daarmi lahayd

Exit mobile version