jaceyl yahow war iga rogay
intay hadal wadaageen
yaa helay warkiisoo
wacadkiisa yaa gala
ana waalalowgiyo
hiirtaanyadaan qabo
waxaan wayda lahayaabaa
jaceylbaa iwaabtoo
wacantaan jeclaabaa
intay wiiqday taladii
balantiii ka weecatoo
waalibaan ku suganahay
hadii laygu waynyahay
kaligay walaaciyo
walbahaarkan aan qabo
dhibata laguma waarayee
waynaan ka sugayaa
wehelkiyo qofkaan rabo
hadii laygu waynyahay
kaligay walaaciyo
walbahaarkan aan qabo
dhibata laguma waarayee
waynaan ka sugayaa
wehelkiyo qofkaan rabo

Exit mobile version