VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fowsiya - Lyrics

beer jiilaal ku fiishiyo fiil qoyan midkii leh fiirada ku kala wacan haweena kala fariidsan intaa farkuu taabtay ba anaa inaan faarma leh foosiyaay kumaan arag hooyana ma foolanee indhahaa hoos ufoorara luquntiyo faruuryada dhabanada labeentu fushay fajac ayaan ka qaaday alla faxaneey falaadh sideedi igu fogaatoo fikir madaayee fikir madaayee fikir madaaye foole weyne awriyo faras geenyo shaximan talaabada ku kala fudud dumarna kala fircoon intaad fidiso laafyaha inaan faarm dheer le ma shaahidi dhibna kaama afilaaaye indhahaa hoos ufoorara luquntiyo faruuryada dhabanada labeentu fuushay fajaca ayan ka qaday allaa faxalee faladh sideedii igu fogaatoo fikir ma daayee fikir madaayee fikir madaayee
Queue is empty
-- / --