VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Fowsiya mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jaylaani Abukar Jay
Fowsiya

beer jiilaal ku fiishiyo
fiil qoyan midkii leh
fiirada ku kala wacan
haweena kala fariidsan
intaa farkuu taabtay ba anaa
inaan faarma leh
foosiyaay kumaan arag
hooyana ma foolanee
indhahaa hoos ufoorara
luquntiyo faruuryada
dhabanada labeentu fushay
fajac ayaan ka qaaday
alla faxaneey falaadh sideedi
igu fogaatoo fikir madaayee
fikir madaayee fikir madaaye

foole weyne awriyo
faras geenyo shaximan
talaabada ku kala fudud
dumarna kala fircoon
intaad fidiso laafyaha
inaan faarm dheer le
ma shaahidi dhibna
kaama afilaaaye
indhahaa hoos ufoorara
luquntiyo faruuryada
dhabanada labeentu
fuushay fajaca ayan ka qaday
allaa faxalee faladh sideedii
igu fogaatoo fikir ma daayee
fikir madaayee fikir madaayee

codkii Jaylaani Abukar Jay