VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaadiid - Lyrics

dhaawacaanaa nafsi kuu ugeeyay gaar kaga istaagoo miyuu gambiyoo aan calafsade adiguna gadiisii garaad xumaa ku qado guri barwaaqo taaliyo ubad xalaaliyo gabi madhan ku dhaftoo jaceyl gaaxsanaabaa godol ka dowridoo gawrac cunaha goysee gari iyo xumaatidaa waxaad uga gol ledahoo iigu geysan maan garan godobtayda kuu tari hurdana nabsigu sudhan gaadiid aydaa kugu noqon fuli goob dagaal hobaleeyay dhiiguu sowgadhi waayay guushu gadab boqol ucararayey adigunaaa gadiisiii gadaal eegi waydoo jaceyl ka beerkiyo garka wadanaha gaaraa gafka iyo xumaatidaa waxaad uga gol leedahoo iigu gaysan maan garan godobtayda kuu tari hurdana nabsigu sudhan gaadiid hay inaan kugu noqon
Queue is empty
-- / --