VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Gaadiid mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jaylaani Abukar Jay
Gaadiid

dhaawacaanaa
nafsi kuu ugeeyay
gaar kaga istaagoo
miyuu gambiyoo
aan calafsade
adiguna gadiisii
garaad xumaa ku qado
guri barwaaqo taaliyo
ubad xalaaliyo
gabi madhan ku dhaftoo
jaceyl gaaxsanaabaa
godol ka dowridoo
gawrac cunaha goysee
gari iyo xumaatidaa
waxaad uga gol ledahoo
iigu geysan maan garan
godobtayda kuu tari
hurdana nabsigu sudhan
gaadiid aydaa kugu noqon

fuli goob dagaal
hobaleeyay dhiiguu
sowgadhi waayay guushu
gadab boqol ucararayey
adigunaaa gadiisiii
gadaal eegi waydoo
jaceyl ka beerkiyo
garka wadanaha gaaraa
gafka iyo xumaatidaa
waxaad uga gol leedahoo
iigu gaysan maan garan
godobtayda kuu tari
hurdana nabsigu sudhan
gaadiid hay inaan kugu noqon

codkii Jaylaani Abukar Jay