Axdigi iyo kalgacalkii
Cashaqii ibraasaday
adaa araxda gooyoo
meel dheer ku aasee (2x)

Alla deeqda bixiyoo
Uumiyaha Irsaaqoo
ifkana laguma waaroo
tayo maleh aduunkiyee
(2x)

Ogow nabsi amaah ma leh
Jaceylkana ehelow ma lah
(2x)

Hadey kula ahaatay
inaaad ayd iga galin
ololkiyo dhibkaa qabow
adigaa horseedee
ololkiyo dhibkaan qabow
adigaa horseedee
(2x)

Ifka kaaha arooryaay
ubuxii u nuuray
adaa ka owday ilinki
abaarta noo horseedee
(2x)

Ifka lagama quustoo
samir lama iloowbee
adaa ka owday ilinki
abaarta noo horseedee
(2x)

Ifka lagama quustoo
samir lama iloowbee
araamidad igalisoo
kugu noqotey urugee

Ogow nabsi amaah ma leh
Jaceylkana ehelow ma lah
(2x)

Hadey kula ahaatay
inaad ayd iga galin
ololkiyo dhibkaan qabow
adigaa horseedee
ololkiyo dhibkaan qabow
adigaa horseedee
(2x)

ololkiyo dhibkaan qabow
adigaa horseedee (3x)

Exit mobile version