inantaan jeclaa
inantaan jeclaa
adigaa adigaa
aawadaa uliitaa
qalbiga uurkiyo jirkaba
adigay kuu liicayaan
laftiyo horaadkuba
intaa aday kuu silcayaa
wacadkaan dhiganiyo
axdigaa maad iloobi
maad iloobii ha iloobin

gabadhaan jeclaa
gabadhana jeclaa
maankayga maankayga
qaaday gabadh yahay
qalbiga uurkiyo jidhkaba
adigay kuu liicayaan
naftiyo haraadkuba
intaa aday kuu silcayaa
wacadkaaan dhiganiyo
axdigaa maad iloobin
maad iloobi ha iloobin
maad iloobi ha iloobine
wacadkaaan dhiganiyo
axdigaa maad iloobin
maad iloobi ha iloobin
maad iloobi ha iloobine

Exit mobile version