VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warsan iyo walaalnimo - Lyrics

waxaa kuu xiiso qabay warka aan xalay helay waa hee waali weeyee waayahan aduunkan wax kastaa la arkayee wakhtigaa uu wareegaa ubadkaada dhowrtoo ha iwaalin walaale wehel aan ahaanee wakiil ha unoqon maseer iyo wareer waalid ayaad tahoo weherada ka joogee warsan iyo walaalnimo wacadkiyo wanaagee aan kuwada noolaane wacaneey walaaleey waanadayda qaadoo awlaadaada haysoo kolay wada kaloo aad martaa walaaley wanaag kuu ooline ubadkaada dhowrsoo ha iwaalin walaaley wehel aan ahaanee wakiil ha unoqon maseer iyo wareer waalid baad tahoo weherada kajoogee warsan iyo walaalnim wacadkiyo wanaagee aan kuwada noolaane aan wada noolaanee
Queue is empty
-- / --