VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Warsan iyo walaalnimo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jaylaani Abukar Jay
Warsan iyo walaalnimo

waxaa kuu xiiso qabay
warka aan xalay helay
waa hee waali weeyee
waayahan aduunkan
wax kastaa la arkayee
wakhtigaa uu wareegaa
ubadkaada dhowrtoo
ha iwaalin walaale
wehel aan ahaanee
wakiil ha unoqon
maseer iyo wareer
waalid ayaad tahoo
weherada ka joogee
warsan iyo walaalnimo
wacadkiyo wanaagee
aan kuwada noolaane

wacaneey walaaleey
waanadayda qaadoo
awlaadaada haysoo
kolay wada kaloo
aad martaa walaaley
wanaag kuu ooline
ubadkaada dhowrsoo
ha iwaalin walaaley
wehel aan ahaanee
wakiil ha unoqon
maseer iyo wareer
waalid baad tahoo
weherada kajoogee
warsan iyo walaalnim
wacadkiyo wanaagee
aan kuwada noolaane
aan wada noolaanee

codkii Jaylaani Abukar Jay