Bartan maaha banaadir
Bartay tagto boqortooyo
Kuwa kale waxay
U yaqaanaan madaxtooyo
Boolo lama helo xadhgooyo
Iigu imo leejo amarkaygana
Waa hala toogto
Hadaa kentana waa boojoo
Waxan kuu kordhinanaa
Baleejo
Ka dib waxaan kugu
Bixinaa beenso
Waxaan kugu bixinaa
Beenso

Waryaa goon goon
Kadaa raadkayga
Copy copy
Hadii kale roob kaaga
Dhigaa sida roobkii
Boolo waan ku baakimaa
Ka dib waxan kugu
Bixinaa Beenso
Ka tag meesha
Waxa tahay samaan heeso
Waxaan wataa beenso
Aan lahayn raadkoo
Kuwa buuqa way bukaan
Ha la toogto
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa

Babydaada waxay tidhi
Jeazy coming cuse me
Ana waxan dhahay
Waxan nahay buzy
Because ma ihi lazy
Ma sameeyo only heeso
Waxaan sameeya
Sidoo kale beenso
Iga daaya buuqa
Hadii kale waxan
Kugu tumaa baakoo
Waan aqaanaa
Sidaado kale oday dhoor
Markaad aragto
Meelahana is xoor
Markaan soo laabtana
Intaan fasaxa ku jiro
Adiguna seexo seexo

Because ani iyo
Familkayga boqortooyo
Aniga boqortooyo
Heerkan waxaan ku gaadhay
Familkayga ducadooda
Iyo faniskayga farxadooda
Farxadooda

Magacayga in the history
Sawirkayga industry
Like a milatory
Orod iga raadi
In the limbory

Inta buuqaysay Way bukaane
Ha la toogto
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa

Waxan wada maaha
Karbaash niga
Ani garbahayga waxa
Saaran waa garaadto

Waxan wada maaha
Karbaash niga
Waxa saaran garbahayga
Waa garaado garaadto

One two niga last do
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa

Waxaan ku jiraa ugaarsi
Buuraha korkooda
Ama sowlja sowlja
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa
Heey ablaa ani waxaan
Kugu amraa fartaa

Exit mobile version