VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Big boy - Lyrics

Niga ani waxaan Ku socdaa speed Gaadhigaaga Ma laha kasaliil Amarkayga waa fulin Hadaa diidana Xabsigaa ku cabaysa liin Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii Boqorka boqortooyada Ka imaaday buuraha Ayaad u tahay duhurada Niga adiguna isii furaha Ani kama helo Sheeko xaawaleey Runtii ani ma sameeyo Saamo layl Only waxaan u kacaa Salaatu layl Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii Niga ani waxan nahay danab Cadawgana kurka Ka jarnaa sidii canab Xabadana waxaan Ulisaa sida malab Niga ama solja I fight like a ninja Jika touch me a tawja Gobolkan waxaad joogtay In ka badan toban sano Laakiin ani waxaan joogay Less then labo sano Do are aman Niga do are a man Xisaabtuna waa In ka bada sideed sano East africa waxaad Kaga jirtay kiro Laakiin ani waxaan Ka dhistay big vilo Hada waa vilo Shabeelka madaw Ka soo baxay shabaqa Ma lahan qabasho Only waa cabasho Ama kingkon Eating like a big boy Under cover Sida james born Game is on Niga you see the drone Kuuma siti dhagax Kuma siiyo bagac Markaad aragtana carar Ilaa iyo fagax 123 Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii Big boy waakanaa ii banee Kuwa kale xisaabtooda waa helee Inta dhiman liiskooda i sii Isii isii isii
Queue is empty
-- / --