VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Big boy mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jeazy Boy
Big boy

Niga ani waxaan
Ku socdaa speed
Gaadhigaaga
Ma laha kasaliil
Amarkayga waa fulin
Hadaa diidana
Xabsigaa ku cabaysa liin

Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii
Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii

Boqorka boqortooyada
Ka imaaday buuraha
Ayaad u tahay duhurada
Niga adiguna isii furaha
Ani kama helo
Sheeko xaawaleey
Runtii ani ma sameeyo
Saamo layl
Only waxaan u kacaa
Salaatu layl

Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii
Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii

Niga ani waxan nahay danab
Cadawgana kurka
Ka jarnaa sidii canab
Xabadana waxaan
Ulisaa sida malab
Niga ama solja
I fight like a ninja
Jika touch me a tawja
Gobolkan waxaad joogtay
In ka badan toban sano
Laakiin ani waxaan joogay
Less then labo sano
Do are aman
Niga do are a man
Xisaabtuna waa
In ka bada sideed sano
East africa waxaad
Kaga jirtay kiro
Laakiin ani waxaan
Ka dhistay big vilo
Hada waa vilo

Shabeelka madaw
Ka soo baxay shabaqa
Ma lahan qabasho
Only waa cabasho
Ama kingkon
Eating like a big boy
Under cover
Sida james born
Game is on
Niga you see the drone
Kuuma siti dhagax
Kuma siiyo bagac
Markaad aragtana carar
Ilaa iyo fagax
123

Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii

Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii

Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii

Big boy waakanaa ii banee
Kuwa kale xisaabtooda waa helee
Inta dhiman liiskooda i sii
Isii isii isii

codkii Jeazy Boy