Sanadkan wax cusub
Kaama haynoo
Waxa kaliya aragnaa
Medkoo
heesta makarafonkoo
Iyo nacamleeye
Heesta telephonkoo

Iska daaya medka
Waan arkaa faydka
Haday kibraana
Waan karbaashnaa
Haday murmaana
Waan garaacnaa

Boqorka boqortooyada
Mar kaleeto
Anaa qaada heesoo
Waxa kale faysoo
Waa dalabka imaaday
Ani faniskaygoo

Muuqaan dad mayd yaala
Kawa warama yawigah
Musigayga kaalay laab
Nolashayda waa tik tok

Muuqaan dad mayd yaala
Kawa warama yawigah
Musigayga kaalay laab
Nolashayda waa tik tok

Taageerahayga
Waa sida hooskayga
Waxay ii dhiiri galiyaan
Sida milatari
Waxay iila taliyaan
Sida aan u daalin
Ila soco raabkayga
Wax ka baro
Hadalkaygana oday
Dhagaha u furo
Muhiimada si wacan
Iila garo
Weelka henitaab
Iiga imo garac

Waad ogtahay
Ani kama helo gardaro
Good bross waa maseer
That is way i'm Looking nice
Waliba ina iis
Wadiwa for a beth That is way
Next call saassomali or
A mather next
We do so much Text dawlah
We do so much Text iniga

Muuqaan dad mayd yaala
Kawa warama yawigah
Musigayga kaalay laab
Nolashayda waa tik tok

Muuqaan dad mayd yaala
Kawa warama yawigah
Musigayga kaalay laab
Nolashayda waa tik tok

Look at me aniga
Haaralaay
I'm dealing biger
Thinker ayou never know
He speaker than you
You can never paly
The game out play niga
Watch how to do niga
Watch me rolling niga
I know you cal me
Boqorka boqortooyada
Cause you know
It what to do
How to roll niga

Muuqaan dad mayd yaala
Kawa warama yawigah
Musigayga kaalay laab
Nolashayda waa tik tok

Muuqaan dad mayd yaala
Kawa warama yawigah
Musigayga kaalay laab
Nolashayda waa tik tok

Exit mobile version