aka dhibaatiyo
bulshada dhamaantod
kii kuso bursade
iguu beer nugu waye

barashadiisa bogay ku tale
wuu i baaniya

baltirmaamedkii jacayl
iyo bakool ka so burqanaye
baxsana wiilku baxsana

beer wanaag baxdee
waa bushaare loo baraarugo waye
barbaxna noo noqotaye

Exit mobile version