anuunbaa dhalaan sidii ku dhowr dhawri laaye
dhaawac halista gaadhiyo dhibta kaa ilaashoo
iguna dhamaysay dharaar qudha ismaad odhan
dhinaceeda soo eeg
dhadhami dhudiiya caashaqa ruuxi dhab kuu jecel
dhibta looma quudhee
sida ubax dhalaal badan dhaayahaygu kuu jecel
wax dhantaala quruxdoo dhagtu diidu ha i odhan
iguna dhamyso sida sheekh cilmiga dhiga
ayaan kuu dhagaystaa

Exit mobile version