awood malaha aadmigu
waa udub dhacaayoo
ruuxna ooli maayee
aramidan i haysee
uurkayga gubaysaa
adoon ii ogaynoo
ilmadan iga tirin
oon iyo dhibtaan qabo
ma iilkaan la galayaa

Exit mobile version