maxaa dilay dadkeenii maxaa dumiyay qarankii
isku dirayee walaalaha
isku duubnideenii maxaa kala dawaafshoo
dabka shidayee dhexdeena
dulmigiyo dhibaatada shacabkeena daashaday
allow naga daweeyoo daruur caafimaado lagu diirsada
dibin daabka cadawgiyo diihaalka gaajada
waxa noogu sii daran
mid danaha gaar wada misna dhexdiisa hadalkiyoo
diirkaba uun nagala mida

Exit mobile version