saadaasha fogaatiyo markaan falagiyo wakhtiga
faaleeyay dabaylaha
daruuraha fooshay iyo cirkaa fooraha wadiyo
fur furay fadadka madow
miyaan furihii nasrigu rabigu farajkii isiin
sidaan filayay u eekayn

marbaad iga fara baxdee farxada maalmihii
wadiyo soo noqoy wajigii furnaa

falaadhaha jacaylka iyo intaan fiixdiisa qabay
adaa i fogaynayee
allaha faxanbaa markale ikaa fahansiiyayoo
maantaba waa ii farxadee
miyaan adigoo fayoow ku helin adigoo
fasaxan sidaan filayay u eekayn

Exit mobile version