ardaybaan ahayoo
ubixii wadankaan ahayo
waxan u ordayaa
dugsiyada u aadaa
inan aqoon korodhsado
dalkayga anfacee
dadaalkii la imade
alahayow ii gargaar

ardayban ahayo
iftiinkii arooryan ahayo
waxan u ordayaa
imtixaan u galaa
inaan aabiyo hooyo
abaalkoodii gudee
dadaalkii la imadee
allahayow ii gargaar

Exit mobile version