Salaadu waa nuur salaadu waaa nuur
ninkii wakhtigeeda ooga ninkii guta
waajibkeeda

ninkii waynaha xasuusta wanaagba
u sugnaaday

salaadu waa cibaadada ugu wayn
alle agtiisee sidii waxyigiyo qur aanka
laga wariyay nabigee [csw]

aduunyadu waa ayaame miyaad
waligaa ku waari

adoo lumayoo warmooga armuu
wadku ku helaa

Exit mobile version