soomalaay qarannimo ma qabiilbaa
qarniyobadan qudha iska jara ma quruxbaa
qoloqolo udirirkii qaarbaa qurbaha tagay
qaramada midooba waayey qaxooti noqday
wixiii qaxar iyo dhibaato dadkeni qaribay
dadkeenii kala qubay allow naga qabo
adaa qadiree allow naga qabo adaa
qadiree allow naga qabo adaa qadiree

soomalaay qaranimo ma kharashbaa
qori iska dhiga nabad qaata ma khaldbaa
qolo qolo udirirkii qaarbaa qurbaha dagayoo
qaramada midoobay quud warsadoo
qaxooti noqday wixii qaxar iyo dhibaayo
dadkeenii qaribay dadkeeni kala qubay
allow naga qabo adaa qdiree
allow naga qabo adaa qaadiree
allow naga qabo adaa qadiree
allow naga qabo adaa qadiree
allow naga qabo adaa qadiree
allow naga qabo adaa qadiree

Exit mobile version